DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Dalka, Saami Qaybsiga+Jabhada Caare? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Dalka, Saami Qaybsiga+Jabhada Caare?
September 3, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo lagula yeeshay barmaamijka Hal Adayg Ee Tvga Horn Cable Waxaa uu kaga hadlay xaalada guud ee haantan dalku marayo.

Aqoonyahan jamaal ayaa su,aalo kulul oo laga waydiiyay xaalada dalka iyo sobobta ku kafiltay in uu hankiisii ka tanaasulo islamarkaana dhiso murashixii kulmiye haatana ah Madaxwaynaha Somaliland.

Sidoo kale Aqoonyahan Jamaal ayaa wax laga waydiiyay sida uu u Arko jabhada Caare iyo waxa Keenay in xiligan somaliland ka dhex samaysanto jabhadi.

Dhanka kale aqoonyahan Jamaal ayaa ka hadlay arinta saami qaybsiga xukuumada iyo sida uu u arko.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN IYO JAWAABAHA UU AQOONYAHAN JAMAAL KABIXIYAY SU,AALIHII LA WAYDIIYAY;

COMMENTS
LINKS