“Qaranka Somaliland Cadaw Dibadeed Mooyee Ismaan Lahayn Cadaw Gudaha Ujooga Ayuu Leeyahay”Sacad Faysal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qaranka Somaliland Cadaw Dibadeed Mooyee Ismaan Lahayn Cadaw Gudaha Ujooga Ayuu Leeyahay”Sacad Faysal
September 8, 2018 - Written by Editor:

Qaranka Somaliland Cadaw Dibadeed mooyee ismaan lahayn cadaw gudaha ujooga ayuu leeyahay oo ka soo horjeeda horumarma iyo nolosha reer somaliland . lakiin waxaad maalmahan danbe moodaa in iyadoo la isyeelyeelayo oo la is marin habaabinayo ka qaranka dhibka ku haya ee waxyeelaynaya ee curyaaminaya wuxuu ka fa,iidaysanaya marwalba is ogaaansha laa,anta shacabku ku kala mashquulsan  waxyaabo yaryar oo miner ah . waa in laga tooso hurdada . dawlada somaliland iyo madexweyne muuse biixi iyo ciidankuba waxay uga baahan yihiin shacabkoodu inay tusaan taageero shacab oo dhab ah oo la ilaawo ka ficiltan meelahan dhaw dhaw iyo nin jecleysiga oo loo taageero madaxda qaranka si bilaa turxaan ah.

sacad faysal

shalay tagatay mantana way tagi ee bari maxaad naftaaada Ku canandoontaa adoo maanta hiil iyo garab dalkaaagu kaaga bahan yahay dayacay … walalayal naftayda iyo tiina ba waxaan ku la talinayaa muwaadinnimo in dalkani manta shacabka reer somaliland oon kala soocnayn hiil uga bahanyahay . waxa kamida hiilka qodoba dhawr ah fikirkayga .

1.buun buuninta beenta oo la xakameeyo.

  1. ka qaldan oo ka arkaya inuu qaldanyahay isagoon cid la sugayn ceeb kalena keenin uu saxo karaankiisa.

3 dawladnimada dalku haysto oo lagu kalsoonado.

4.madaxda shacabku doortay ee aqlabiyada ku yimid lagu Ixtiraamo madaxtinamdooda Hanagala shaqeeyo danta caamka ah.

  1. In meel looga soo wada jeesto jiritaanka nolosha reer somaliland .

6 .In loo naxariisto marba ka kaa hooseeya een lagu awood baran . hadad lacag haysato . ilahayba kuu siiyee miskiinka ilaali oo xoolahagu yayna noqon ka miskiinka wax yeesha . ee nolosha nacsiisa .

7.qabyaalada qaranimadu inay kasarayso .

8 . sharafta walalka u dhawr waa xaq uu kugu leeyahay .

9.ka wax sheegaya ee fikir ka fiican ka jira hayow si wanagsan oo lexejeclo kamuuqato wax usheeg oo hana aqoontu waa dumise ka badbaadi dalka

10.waxaa guul ah inbadano fahamsan wax ka fiican intan aan qoray way jiraan

ee cabsidu haka baxdo dadkuu dalku ubaahan yahay haku dhiiradaan soo bandhigista waxtarka leh ee qarankan iyo dadkan ba ubahan yihiin.

1.MADAXWEYNE WALBA OONU DOORANO MARKA UU XILKA QABTO HAGARDAAMO AYAYNU KALA DABA TAGNAA OO MASUULIYADII CUSLAYD EE UU QAADAY ISAGOO KU DHEXJIRA GUDASHADEEDA AYAYNU U BILAWNAA CEEB CAY AFLAGADO BEEN ABUUR .ISKUDIRID DADKUU XUKAMAYAY SI AYNU UGU FASHILINO WAXQABDKII UU LA IMAN LAHAA. 5SANO. TAAANA WAA IN AAD ANU UGA FOOJIGNANO . WALALAYAL WAA MUHIIM IS DAREEMISTA IS MAQALKA IYO ISKU TANAASULKU….

WAXAAN KA WARWARAY SIDA AYNU NAHAY IYO WAXA INA SUGAYA MUSTAQBALKA EE UBAHAN KARTI IYO NIN ADAYG SHACABOOW IIMA KALSOOCNIDIN GUUD AHAAN GAARA AHAANA KA XUMAHA WADOOW INAADEROW ILAHAY KABAQ KAWANAAGA WADAW WANAAG XUMAN DHALA HAYEELIN …… HA IGA HADHO INTAASI

QALINKII SACAD FAYSAL KAAMIL

COMMENTS
LINKS