DAAWO; fanaanada farxiya fiska Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; fanaanada farxiya fiska Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
September 10, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) fanaanada farxiya Axmed Cadaawe farxiya  fiska oo kamida fanaaniinta da,dayar ee somalida ayaa markii ugu horaysay timiday dalka somaliland,

Waxaana soo dhawaynta faananada ka hadlay Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax

Halkan Ka Daawo Muuqaalka soo Dhawayntan;

 

COMMENTS
LINKS