DAAWO; Waraysi Luuqada Carabiga Ah Oo lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta & Technolajiyada Jsl Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Luuqada Carabiga Ah Oo lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta & Technolajiyada Jsl Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay,
September 11, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technoolajiyada Somaliland DR Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa waraysi uu siiyay Televisionka qaranka somaliland qaybtiisa afka carabi wuxu kaga hadlay arimo door ah iyo cilaaqaadka somaliland iyo wadamada carabta

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiyay Waxyaabaha uga qorshaysan  horumarinta technoolajiyada

Halkan ka Daawo Muuqaalka Waraysiga Oo Afka Carabiga ah;

https://youtu.be/2aIC18jz2U0

 

COMMENTS
LINKS