Caqabadaha horyaala doorashada Somaliland ee loo asteeyay March 2019 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Caqabadaha horyaala doorashada Somaliland ee loo asteeyay March 2019
September 11, 2018 - Written by Reporter:

Mudane/Marwo,

Bisha March 27, 2019 waa maalinta loo cayimay ama loo asteeyey inay Somaliland ka qabsoomaan doorashooyinka golaha deegaanka iyo Golaha Wakiilada oo isa-saaran. Muddadaas waxaa haatan ka dhiman wakhti ku siman lix bilood, hase ahaatee waxaa yaalla hawlo faro badan oo ay ahayd in xilli hore la sii qabto. Wakhtiga haatan hadhay ayaa cidhiidhi aad u weyn gelinaya in la qabto doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo deegaanka.

Warbixintaas oo dhamaystiran Lifaaqan hoose kala bax.

 

Mahadsanid

Xafiiska Losocodka Arimaha Doorashada ee CPA (CPA Election Monitoring Office).

 

cfpa

 

COMMENTS
LINKS