EUFA oo Sameynaysa Tartan Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
EUFA oo Sameynaysa Tartan Cusub
September 11, 2018 - Written by Reporter:

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa lagu wadaa inuu sameeyo tartan saddexaad oo ay ku loolami doonaan naadiyadda kubadda cagta Yurub.

Gudoomiyaha ururka ay ku mideysanyihiin kooxaha ugu waaweyn kubadda cagta Yurub Andrea Agnelli ayaa sheegay in ansixinta billaabashada tartankan ay qalinka ku duugi doonaan guddiga fulinta ee UEFA.
The UEFA Champions League trophy is pictured
Wuxuu sheegay in ay tartankan uu billaabmi doono xilli ciyaareedka 2021-22-ka, iyadoo ay ka qeybgali doonaan 96 kooxood.

Kooxaha kubadda cagta Yurub ayaa hadda ku tartama koobka Eufa Champions League iyo tartan labaad oo ah Europa League.

 

COMMENTS
LINKS