Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadii Hore Haamaha Shidaalka oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadii Hore Haamaha Shidaalka oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa
September 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay wadahadlo la furtay ganacsatadii hore u maamulaysay haamaha kaydka Shidaalka Berbera oo in badan khilaaf ka dhexeeyay.

Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin oo aan loo ogalayn warbaahinta ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay Maareeyaha haamaha shidaalka Berbera Xasan Embassy oo ka warbixiyay ujeedka kulankan iyo waxyaabihii ay ka wadhadleen Ganacsatadii hore u maamuli jirtay Haamaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS