WAJAALE NEWS

DAAWO; “Xukuumada Waxaanu Kula Talinaynaa Ganacsatada Ha Ilaaliyo Oo Hala Kobciyo”Sheekh Aadansiira,

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Sheekh Aadansiiro) oo Maanta  ka qaybgalay Aas Qaran Oo magaalada Hargaysa loogu sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan oo kamid odoyaashii doorka muhiim ka ah ka qaatay dib U xorayntii Somaliland laguna Aasay Xabaalaha Baqiic Ee Galbeedka Hargaysa.

Sheekh Aadansiira ayaa ka hadlay taariikhdii Marxuum Jaamac Nuur iyo Sidoo kale  shaqsiyaadkii ka qayb qaatay Iibinta dhulka xabaalaha oo lacag badani ku baxday,

Dhanka kale Sheikh Aadansiira ayaa xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliso ganacsatada dalka oo lasoo kobciyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version