Kulan Dhexmaray Waftigii Ka Socday Xukuumada iyo Odayaasha Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Dhexmaray Waftigii Ka Socday Xukuumada iyo Odayaasha Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool
September 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka wasaarada Waxbarashada iyo guddoomiyaha golaha Wakiilada ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan ay la qaateen Odayaasha iyo Waxgaradka beelihii dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS