WAJAALE NEWS

Kulan Dhexmaray Waftigii Ka Socday Xukuumada iyo Odayaasha Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka wasaarada Waxbarashada iyo guddoomiyaha golaha Wakiilada ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan ay la qaateen Odayaasha iyo Waxgaradka beelihii dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version