WAJAALE NEWS

DAAWO; Muuqaalka Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan.

Hargaysa(W,N) Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran loogu sameeyay Alleh ha,unaxariistee Marxuum Jaamac Nuur Xasan  oo  shalay Galinkii danbe ku geeriyooday Cisbitaalka Hargaysa marxuumka ayaa kamid ahaa odayaashii doorka muhiimka ah kasoo qaday dib u xorayntii somaliland iyo dib udhiskii dalka ,

Waxaana kasoo qabgalay madaxda dalka oo uu horkacayo Madaxwaynaha somaliland ,golaha guurtida ,wakiilada culimo awdiin iyo kumanaan kamida bulshada reer somaliland  kuwaasi oo dhamaan kasheekeeyay taariikh nololeedkii marxuum jaamac nuur.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version