Xisbiyada Mucaaridku Maxay Ka Yidhaahdeen Dib-u-dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridku Maxay Ka Yidhaahdeen Dib-u-dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka?
September 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland Ucid iyo Waddani ayaa waxa ay ka hadleen Warbixin ay soo saartay xarunta daraasaadka Siyaasada Somaliland oo la xidhiidhay in dib u dhac ku imanayo doorashooyinka soo socda ee goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS