WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridku Maxay Ka Yidhaahdeen Dib-u-dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka?

Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland Ucid iyo Waddani ayaa waxa ay ka hadleen Warbixin ay soo saartay xarunta daraasaadka Siyaasada Somaliland oo la xidhiidhay in dib u dhac ku imanayo doorashooyinka soo socda ee goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version