Daawo: Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Maxamed Xaashi Cilmi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Maxamed Xaashi Cilmi
September 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelinta ay xukuumadu ku diwaan gelinayso hantida ma-guurtada ah ee dawlada, Shirar beeleedyada, Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo Hankiisa siyaasadeed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/6qzRWRoQEow

 

COMMENTS
LINKS