“Maxamed Cali Bile Markuu Quus Iska Soo Taagay Madaxtooyadii Ayuu Yidhi Wadanka Waxba Inooma Yaalaan Ee Hala Tahriibo”. Faadumo Siciid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maxamed Cali Bile Markuu Quus Iska Soo Taagay Madaxtooyadii Ayuu Yidhi Wadanka Waxba Inooma Yaalaan Ee Hala Tahriibo”. Faadumo Siciid
September 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa ay ka hadashay xaalada uu dalku ku sugan yahay, iyadoo madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in uu dhagaysto talooyinka kala duwan ee loo soo jeediyo.

Sidoo kale Marwo Faadumo Siciid ayaa waxa ay jawaab adag ka bixisay hadalo ka soo yeedhay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland oo ku saabsanaa in dhalinyardu ay ka haajiraan dalka, Waxaanay sheegtay in uu quus iska soo taagay Madaxtootadii.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS