Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Laba Koontiinar oo Dawooyin Ah Ku Wareejiyay Cisbitaalka Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Laba Koontiinar oo Dawooyin Ah Ku Wareejiyay Cisbitaalka Ceerigaabo
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo waftigii uu hogaaminayay oo uu ka mid yahay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ayaa waxa ay booqdeen Cisbitaalka magaalada Ceerigaabo iyagoo ku wareejiyeen laba koontiinar oo dawooyin ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS