Xabaalo Ku Yaala Hargeysa oo Daad Qaaday iyo Xukuumada oo Loogu Baaqay Inay Waxka Qabato | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xabaalo Ku Yaala Hargeysa oo Daad Qaaday iyo Xukuumada oo Loogu Baaqay Inay Waxka Qabato
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xabaalaha Sheekh Muuse Ducaale ee ku yaalay xaafada Boqol Jire ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa qaaday daad, waxaana dadwaynaha xaafadaasi ku dhaqani ay baaq u direen xukuumada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS