WAJAALE NEWS

Xabaalo Ku Yaala Hargeysa oo Daad Qaaday iyo Xukuumada oo Loogu Baaqay Inay Waxka Qabato

Hargeysa (WJN)- Xabaalaha Sheekh Muuse Ducaale ee ku yaalay xaafada Boqol Jire ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa qaaday daad, waxaana dadwaynaha xaafadaasi ku dhaqani ay baaq u direen xukuumada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version