Wakhiga La Qabanayo Shirweynaha Ururka Mujaahidiinta Somaliland Ee Sooyaal oo La Shaaciyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wakhiga La Qabanayo Shirweynaha Ururka Mujaahidiinta Somaliland Ee Sooyaal oo La Shaaciyay
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha Ururka Mujaahidiinta Somaliland ee Sooyaal Mujaahid Maxamed Xasan Weere iyo xubno ka mid ah Ururka Mujaahidiinta Sooyaal ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen wakhtiga la qabanayo shirweynihii Ururkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS