WAJAALE NEWS

“Somaliland Uma Baahna Beesha Caalamka Ee Iyagaa U Baahan”.Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo waraysi dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa waxa uu kaga waramay arimo door ah oo ay ka mid yihiin cilaaqaadka ka dhexeeya Somaliland iyo Wadamada Carbeed, Wadaxaajood uu la yeeshay madaxda dalka Sucuudiga iyo Aqoonsiga Somaliland iyo Aqoonsiga Somaliland ee beesha Caalamka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/CdladeiT24Q

 

Exit mobile version