Ninba Tacabkii Togeey ka Maal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ninba Tacabkii Togeey ka Maal
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Ninba Tacabkii  Togeey ka  Maal,  Wakhdiga   Dayrta iyo  Jillalku  Kala  Wareegayaan   Waxa  so Dhacada  Dhaxan   Aad  u Qabaw,    inta  Badan wa wakhdi`yada Geela  la Xeer Geeyo  ee  lala donto  Meel  Baad lle  Biyana ka Fog ,  inkasto   ninka   geel`jirki   Aay Dhibaato  ku Tahay Biyo la,aantu    Hadna   Wuxu Door Bida  shanta bilood  ee jilalka  inu Geelisu   Geelasha  Kale  ka Wacnado oo Marku Roobka   illhay  shubo , Dadku is Waydiyaan  Meshu geelaasi ku jilaashayday.

Inkasta  oo Geelaa Tacabku Galay   Dadku is Way´diyaan  Sidu   uu  Dhaqaleeyay Geeljirki Geela  waday,  wuxu  la kulmay  shanti  bilood  ee  jilalka Dhib iyo Hadimo Harad Gaajo iyo Dhibato  Aduun ,  Wuxu se Kaga so Baxay   Samir  iyo  Aragti  ka foog , Waxa Malinta  la  kulmayay,

Marka  uu Roobka kugu Hooro ee   Caleenta iyo Doogu  is Qabsato  ee  Geelu   Dhalo    ee Canaa    Meel Kastaa lagu  Shubo  ,Waxa  is Badla  Jawigii  Shaly  uu ku Nola  Geeljirkaasi    Waxanu  Heela Magca iyo Mamus   Bulshada Dhexdeda      Waxana Markasta Dawada Geelisa     Xata  Waxa kalee iska dhafo Waxa Sura Gala inanu  cana  cabin  Geelisa Farxad  Awgeed,,   lakiin  uu Aad  uu Dawado Quruxda   Geelisa, Waxan Qoralka Dheer ee Aan Noloshaa Geela iyo Geeljirka  uu so Qatay , Waxa  la  Wadaga Nolosha  Adunko  Dhan Meel Kasta oo aad  Jogto   Nolosheeda,  Duruf Kasta  Waxa lagag Bixi Kara  Dulqaad iyo  Samiir , Hadba  Waxan  uu Wayay  Siyaasi  Somaliyeed ama rer  Somaliland oo geel jirka  Matala  oo    Marku Xalada Wadan`kiisu  Adkato Samata Bixiya  Kolka  Barwaqada  iyo Wanga Dadka Cod Waydiista ?  Hadaba  Siyasiyiina    rer  Somaliland  ee  Manataa Jogaa Mala odhan karaa  Waxa Dhama Geljirka ,  Geeliisa   Samato Bixyay   Somaliland    Manata  waxay uu Bahan Tahay Samato Bixin Meshay marayso  manata , mahaa meel laysku  Rixi  Riixo Karo Waxna  Munasiba  Muxafid iyo Mun´caarad  in Gacma lays  Qabsado,   guntii iyo Gaba gabdii        Waxan rer Somaliland  ugu Baqyaa in gacma lays  qabsado ,

qara  cawil  cabdilhi  xayd  (Afsarkaalle)   Afsarkalle@gmail.com

COMMENTS
LINKS