Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ka Warbixyey Saraakiil Soo Dhameystey Waxbarasho Dibada Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ka Warbixyey Saraakiil Soo Dhameystey Waxbarasho Dibada Ah
September 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland, sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo khudbad ka jeediyay madal Madaxweynaha Somaliland ku maamuusayay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo soo dhamaysay deeq waxbarsho oo dibada ah, ayaa waxaa uu ka warbixiyey muhiimadda ay saraakiishani ciidanka qaranka u leeyihiin iyo sida ay ugu faraxsan yihiin kulanka uu madaxweynuhu ku maamuusay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/WDqkDMJ6NgY

 

COMMENTS
LINKS