DAAWO; Maxkamadda Gobolka Gabiley Oo Gubtay Alaabooyin Dhacay, Xukuna Ku Riday Dadkii lagu Soo Qabtay Falkan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maxkamadda Gobolka Gabiley Oo Gubtay Alaabooyin Dhacay, Xukuna Ku Riday Dadkii lagu Soo Qabtay Falkan.
September 15, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Gudoomiyaha maxkamada gobolka gabiley iyo saraakiisha ciidanka booliska ayaa goob fahaare ah k gubay khamri tiro badan oo ay soo qabteen iyo alaabooyin dhacay

Sidoo kale maxkmada gobolka gabiley ayaa xukuno ku riday dadkii lagu soo qabtay falalkan kala duwan,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS