DAAWO; Qaarkamida Ururka Qareenada Somaliland Oo Golaha Guurtida Ugudbiyay Qodobo Diinta Islaamka ka Hor Imanaya Oo Ku Jira Xeerka Kufsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaarkamida Ururka Qareenada Somaliland Oo Golaha Guurtida Ugudbiyay Qodobo Diinta Islaamka ka Hor Imanaya Oo Ku Jira Xeerka Kufsiga.
September 15, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida Qareenada Somaliland  Ayaa golaha guurida Ugudbiyay Qodobo ka hor imanayashareecada diinta islaamka oo ku jira xerka kufsiga ee dhawaan golaha wakiiladu ansixiyeen islamarkaana dhaqan galin ku sameeyay madaxwaynaha somaliland

Xubnaha qareenada ah ayaa faah faahin ka bixiyay khaladaadka ku jira xeerkan kufsiga

Sidoo kale qareenada ayaa culimo awdinta somaliland ku canaantay sida ay uga aamuseen qodobadan ku jira xeerka kufsiga ee diinta islaamka ka hor imanaya

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

https://youtu.be/ZnEkMmIh6tY

COMMENTS
LINKS