Taliska Ciidamada Booliska Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Warar Laga Baahiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidamada Booliska Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Warar Laga Baahiyay
September 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Taliska Ciidamada booliska Somaliland oo shir jaraa,id ku qabtay xarunta taliska ee Hargeysa ayaa waxa ay si adag uga hadleen warar been abuur ah oo laga baahiyay, Iyagoona soo bandhigay cida baahisay wararkaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/pbz9Yvwp6RE

COMMENTS
LINKS