WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Ka Soo Hor Jeestay Go’aanka Xukuumadu Ku Soo Rogtay Gaadiidka

Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland Waddani iyo Ucid ayaa waxaa ay si wayn uga soo hor jeesteen go,aanka Xukuumadu ku soo rogtay gaadiidka ka hawl gala gudaha Somaliland oo ay ku amartay in ay badalaan nemberada taarikada ah ee ay hore u siteen.

Sidoo kale Xisbiyada Waddani iyo Ucid ayaa waxaa kale oo ay sharci daro ku tilmaameen lacago ay xukuumadu ku amartay in ay bixiyaan gaadiid layda.

 

Halkan hoos ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/hCukIQiLdJw

 

 

 

Exit mobile version