Ardaygii Ugu Sareeyay Imtaxaanka Dugsiyada Somaliland oo Ka Dareen Celiyay Guusha Uu Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ardaygii Ugu Sareeyay Imtaxaanka Dugsiyada Somaliland oo Ka Dareen Celiyay Guusha Uu Gaadhay
September 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Cabdibaasid Cabdirisaaq Cawil Jaamac oo ahaa ardaygii ugu sareeyay imtixaanka dugsiyada Somaliland, Islamarkaana ka mid ahaa ardayda Dugsiga sare ee Nuuradiin ayaa waxa uu ka dareen celiyay guusha uu gaadhay, Isagoo u mahadnaqay Maamulka dugsiga Nuuradiin.

 

Halkan hoos ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS