WAJAALE NEWS

Ardaygii Ugu Sareeyay Imtaxaanka Dugsiyada Somaliland oo Ka Dareen Celiyay Guusha Uu Gaadhay

Hargeysa (WJN)- Cabdibaasid Cabdirisaaq Cawil Jaamac oo ahaa ardaygii ugu sareeyay imtixaanka dugsiyada Somaliland, Islamarkaana ka mid ahaa ardayda Dugsiga sare ee Nuuradiin ayaa waxa uu ka dareen celiyay guusha uu gaadhay, Isagoo u mahadnaqay Maamulka dugsiga Nuuradiin.

 

Halkan hoos ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/qci3Z6z2J4E

Exit mobile version