Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Kastamka Bari Ee Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Kastamka Bari Ee Laascaanood
September 15, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo hawlaha gurmadka nabadaynta u joogay gobolka Sool ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Kastamka barri ee magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS