Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Maxamed Xaashi Cilmi, Muxuuse Ka Yidhi Hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Maxamed Xaashi Cilmi, Muxuuse Ka Yidhi Hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi
September 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ku saabsan xaalada guud ee dalku ku sugan yahay, Wareejinta Haamaha shidaalka Berbera, Diwaan Gelinta Hantida Dawlada iyo hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS