Masuuliyiinta Wargeyska Foore oo Iska Difaacay Eedayn Uga Timi Ciidamada Booliska Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wargeyska Foore oo Iska Difaacay Eedayn Uga Timi Ciidamada Booliska Somaliland
September 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta Wargeyska Foore ayaa waxa ay ka jawaabeen eedayn ay maalintii shalay u soo jeediyeen Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, Iyagoo wargeyska ku eedeeyay in uu qoray warar lidi ku ah Ciidamada Booliska Somaliland.

Shir jaraa,id oo ay goor dhawayd Hargeysa ku qabteen Mulkilaha Wargeyska Foore Maxamed Maxamuud Ilkacase iyo Maareeyaha Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab, ayaa waxa ay iska difaaceen eedahaasi uga yimi Ciidanka Booliska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS