WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Eedaymaha Mucaaridka

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cabdilaahi Abakor ayaa waxa uu si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyada mucaaridka ee ku saabsan bedelka lagu sameeyay taarikada gaadiidka, Isagoo masuuliyiintaas xisbiyada mucaaridka ku sifeeyay in ay yihiin dad iyagoo aan aqoon iyo waayo aragnimo u lahayn ay warbaahinta soo fadhiistaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/HETlXScWNZg

 

Exit mobile version