Hay’adda Horumarinta Wadooyinka oo Kooxo Qiimayn Ku Soo Sameeya Jidadka Burbursan U Kala Dirtay Gobolada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda Horumarinta Wadooyinka oo Kooxo Qiimayn Ku Soo Sameeya Jidadka Burbursan U Kala Dirtay Gobolada Dalka
September 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Hay”’adda horumarinta wadooyinka Somaliland ayaa waxa ay bilawday qorshayaal cusub oo lagu ogaanayo wadooyinka dayacan ee dalka.

Sidoo kale Hay”adda horumarinta wadooyinka ayaa waxa kale oo ay gobolada dalka u kala dirtay engineer loogu talagalay inay soo sameeyaan xogta wadooyinka burbursan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS