WAJAALE NEWS

Hay’adda Horumarinta Wadooyinka oo Kooxo Qiimayn Ku Soo Sameeya Jidadka Burbursan U Kala Dirtay Gobolada Dalka

Hargeysa (WJN)- Hay”’adda horumarinta wadooyinka Somaliland ayaa waxa ay bilawday qorshayaal cusub oo lagu ogaanayo wadooyinka dayacan ee dalka.

Sidoo kale Hay”adda horumarinta wadooyinka ayaa waxa kale oo ay gobolada dalka u kala dirtay engineer loogu talagalay inay soo sameeyaan xogta wadooyinka burbursan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version