Qodobo Ka Soo Baxay Shirweynihii Nabadeynta Beelaha Konfurta Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qodobo Ka Soo Baxay Shirweynihii Nabadeynta Beelaha Konfurta Gobolka Sool
September 16, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Shirweynihii nabadeynta Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool ayaa waxa uu si rasmi ah uga furmay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Sidoo kalena Waxaa ka soo qayb galay shirkaasi waftigii xukuumada ka socday oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo ergada labada beelood, waxaana laga soo saaray qodobo la faray labada beelood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS