WAJAALE NEWS

Qodobo Ka Soo Baxay Shirweynihii Nabadeynta Beelaha Konfurta Gobolka Sool

Laascaanood (WJN)- Shirweynihii nabadeynta Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool ayaa waxa uu si rasmi ah uga furmay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Sidoo kalena Waxaa ka soo qayb galay shirkaasi waftigii xukuumada ka socday oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo ergada labada beelood, waxaana laga soo saaray qodobo la faray labada beelood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/1n0vVByihS0

Exit mobile version