DAAWO; Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Idhanka Deerayahanka Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Xarun Waxbarasho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Idhanka Deerayahanka Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Xarun Waxbarasho.
September 16, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Gudoomiyaha Waxbarshada Gobolka Gabiley oo Ay Weheliyaan Boqor Muxumed Geele Seed iyo Aqoonyahana deegaanku ayaa Deegaanka Idhanka Deerayahanka  ka dhagax dhigay Dhismaha laba Fasal oo lagu kordhinayo  Iskuulka Muj Daa,uud Daahir.

IDHANKA DEERAYAHANKA

Dhagax dhigan dhismahan Xarunta waxbarsho ayaa waxaa hadalo ka jeediyay  Maamulka waxbarashada, Aqoonyahanka iyo Madaxdhaqameedka kale oo dhamaan fariin diray  Qurba joogta, iyo Wasaarada Waxbarashada

Dhismaha  iskuulkan ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxay iska soo Ururiyay dadka deegaanka. Kuwaasi oo maamulka dawlada Hoose ku dhaliilay in ay Hagratay Deegaankan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS