DAAWO; Dadwaynaha Idhanka Deerayahanka Ee Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dugsi Waxbarasho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Idhanka Deerayahanka Ee Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dugsi Waxbarasho.
September 16, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley oo Ayaa ka qaybgalay dhagax dhiga fasalo lagu kordhinayo iskuulka deegaanka idhanka deerayahanka waxaana dhagax dhigan ku  Weheliyay  Boqor Muxumed Geele Seed iyo Aqoonyahana Deegaanka Idhanka Deerayahanka  ka dhagax dhigay Dhismaha laba Fasal oo lagu kordhinayo  Iskuulka Muj Daa,uud Daahir.

IDHANKA DEERAYAHANKA

Dhagax dhigan dhismahan Xarunta waxbarsho ayaa waxaa hadalo ka jeediyay  Maamulka waxbarashada, Aqoonyahanka iyo Madaxdhaqameedka kale oo dhamaan fariin diray  Qurba joogta, iyo Wasaarada Waxbarashada

Dhismaha  iskuulkan ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxay iska soo Ururiyay dadka deegaanka. Kuwaasi oo maamulka dawlada Hoose Gabiley wasaarada waxbarshada  ku dhaliilay in ay Hagradeen Deegaankan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS