Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmamay Amaro Wasiirka Maaliyadu Ku Soo Rogay Gaadiidka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmamay Amaro Wasiirka Maaliyadu Ku Soo Rogay Gaadiidka
September 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiye Ku-xigeenka gudida Hawlaha guud iyo horumarinta wadooyinka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay go,aanka uu soo saaray Wasiirka Maaliyadu ee ku saabsan lacagta lagu bedelayo Taarikada Cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/dFXCF443q10

COMMENTS
LINKS