Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Laga Wareejiyay oo Heshiis Rasmi Ah Wada Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Laga Wareejiyay oo Heshiis Rasmi Ah Wada Gaadhay
September 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatdii maamuli jirtay Haamaha shidaalka Berbera ayaa waxa ay maanta heshiis rasmi ah ay ka gaadheen khilaafkii hore u soo kala dhex galay.

Kulankan laba geesoodka ah ee dhexmaray Xukuumada iyo Ganacsatadii maamuli jirtay haamaha shidaalka Berbera ayaa waxaa lagaga wada xaajooday dhamaystirka wixii tabasha ah ee ka dhashay haamaha shidaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/C3LxO44DXDo

COMMENTS
LINKS