Ciidamada Booliska Somaliland oo Loo Soo Gacan Geliyay Gacan Ku Dhiiglihii Ceel-Afweyn Gabadha Ku Dilay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Somaliland oo Loo Soo Gacan Geliyay Gacan Ku Dhiiglihii Ceel-Afweyn Gabadha Ku Dilay
September 17, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Waxaa magaalada Ceerigaabo la soo gaadhsiiyay gacan ku dhiiglihii dhawaan gabadha ku diley deegaanka Ceel-afwayn kaasi oo ay qaar ka mid ah Madax-dhaqameedkiisu ay ka soo qabteen deegaanka Qardho ee Maamul goboleedka Puntland. Iyadoo lagu wareejiyay ciidamada Booliska gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS