DAAWO; Iskaashatada Gaadiidlayda Tawakal Ee U kala Goosha Jabuuti Iyo Somaliland Oo Xukuumada Ku Bogaadiyay Dhismaha Jidka Cali Xaydh, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Iskaashatada Gaadiidlayda Tawakal Ee U kala Goosha Jabuuti Iyo Somaliland Oo Xukuumada Ku Bogaadiyay Dhismaha Jidka Cali Xaydh,
September 17, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maamulka Iskaashada   gaadiidayda tawakal ee u kala goosha gobolada galbeedka iyo jabuuti ayaa xukuumada somaliland ku amaanay dhismaha iyo dactirka ay ka bilowday wadada.

iskaashada tawakal

Ururkan ayaa  Qado sharaf ku maamusay masuuliyiinta wasaarada gadiidka iyo mareeyaha haayada wadooyinka somaliland oo iyadu mdooyinkii udanbeeyay guud ahaan dalka ka fulinaysay dayactirka jidad kala duwan iyo dhismaha qaar cusub

Sidoo kale ururka iskaashatada  ayaa shahaado sharafyo ku maamuusay masuuliyiintan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS