WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Kulan la Yeeshay Madaxda Haayada OPM Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen.

Hargaysa(W,N)  Wasiirka Wasaarada horumarinta maaliyada Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan iyo Akaadamiyada nabada ayaa kulan la yeeshay madax ka socotay shirkada OPM oo wasaarada maaliyada wadashaqayni ka Dhaxayso.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/zJQpSSqUfnA

Exit mobile version