Gudiyo Loo Xulay Shirka Nabadaynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool iyo Amaro La Dul Dhigay Shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudiyo Loo Xulay Shirka Nabadaynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool iyo Amaro La Dul Dhigay Shacabka
September 17, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Shirka nabadaynta Beelaha koonfurta gobollka Sool ee ka socday magaalada Laascaanood ayaa waxa laga soo xulay gudiyo kala duwan oo ka shaqaynaya soo afjarida shaqaaqada u dhaxaysa labada beelood.

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ku dhawaaqay gudida labada dhinac, Isagoo dhinaca kalena ku baaqay in lala shaqeeyo gudiyadaasi, Isagoo amaro culus dul dhigay shacabka deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/sDtcTmcS294

 

COMMENTS
LINKS