Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Wasiir Sacad Cali Shire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Wasiir Sacad Cali Shire
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin xaalada dalka ku sugan yahay, isbedelada ka dhacay wadamada geeska afrika iyo heshiiskii hore Somaliland ula gashay shirkada maamusha dekeda Berbera ee DP WORLD iyo arimo kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS