WAJAALE NEWS

Mujaahid Axmed Mire oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (WJN)- Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux ayaa waxa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waxaana mujaahidka duleedka galbeed ee magaalada Ceerigaabo ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta iyo maamulka gobolka Sanaag, Madax-dhaqameed  iyo qaybaha kala duwwan ee bulshada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Z08Jrq_1BLE

 

Exit mobile version