WAJAALE NEWS

Safiirka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Muxuu Ka Yidhi Kulan Dhex Maray Madxaxweyne Geele iyo Isayeas Afwerki

Hargeysa (WJN)- Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Ambasador Xuseen Cumar Kawaaliye ayaa waxa uu soo dhaweeyay is afgaradka dhex maray dalalka Jabuuti iyo Eritrea, kuwaasi oo ay labada hogaamiye ay ku kulmeen wadanka Sucuudi Arabiya, waxaanu uu sheegay in Jabuuti dhinacooga diyaar u tahay nabad waarta oo ay labada dal kuwada noolaadaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version