Xukuumada Somaliland oo Lagu Eedeeyay In Ay Iibisay Qeybo Ka Mid Ah Dugsiga Maxamud Axmed Cali | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Lagu Eedeeyay In Ay Iibisay Qeybo Ka Mid Ah Dugsiga Maxamud Axmed Cali
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Cabdilaahi Axmed Maxamed “Dahab” oo ka mid masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyay inay iibinayso qayb ka mid dugsiga Maxamuud Axmed Cali ee Magaalada Hargeysa.

Dhinaca kale Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed ayaa waxa kale oo uu xukuumada ugu baaqay in ay sifo sharciya soo mariso cashuurta lagu qaadayo taarikada cusub ee gaadiidka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS