Culimada Somaliland oo Sheegay In Xeerka Kufsigu Ka Hor-Imanayo Diinta Islaamka, Eedaymo-na U Jeediyay Wasaarada Diinta iyo Awqaafta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Culimada Somaliland oo Sheegay In Xeerka Kufsigu Ka Hor-Imanayo Diinta Islaamka, Eedaymo-na U Jeediyay Wasaarada Diinta iyo Awqaafta
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah culimaa u diinka Somaliland ayaa waxa ay si adag uga hadleen xeerka kufsiga oo uu dhawaan saxeexay Madaxweynaha Somaliland.

Isu-duwaha wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee gobolka Maroodi-jeex Sheekh Maxamed Ibraahim Jaamac iyo Sheekh Yaasiin Ibraahim Cabdiraxmaan oo hotel Maansoor kaga qayb galay kulan loogu ololaynayo xeerka kufsiga ayaa waxa ka dayriyeen qodobo ku jira xeerkaasi, Iyagoo baaq u diray Madaxweyne Muuse Biixi, Culimada waa wayn ee dalka iyo Shacabka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS