Safiirka Somaliland Ee Kenya oo Qaabilay Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ee Kenya oo Qaabilay Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD
September 18, 2018 - Written by Reporter:

Nairobi (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Ambasador Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee Urur goboleedka IGAD Maxmuub Macalin Maxamed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS